Dareenkaaga sidaan....

 Dareenkaga sidaan u helo waxaan u soo jaraa masaafo xajmigeedu Aan miizaan laheyn Dooqo siduu cajiib u yahay Baan aniga Kuu Doortay Adiga  Adaa Cajab Giliyay nafteyda Ee Calafka Ha Samaado caashaqana cilmigii Ha Balaadho 👩‍❤️‍👩

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog