Posts

Showing posts from April, 2022

Dareenkaaga sidaan....

 Dareenkaga sidaan u helo waxaan u soo jaraa masaafo xajmigeedu Aan miizaan laheyn Dooqo siduu cajiib u yahay Baan aniga Kuu Doortay Adiga  Adaa Cajab Giliyay nafteyda Ee Calafka Ha Samaado caashaqana cilmigii Ha Balaadho 👩‍❤️‍👩

Marnaba Kalama.....

 Waynu Is Khilaafi Karnaa Laakiin Marnaba Kalama Go'i Karno✍️

markaad Tahay Ruux.....

Markaad tahaY rux, rux kLe jecel.waa adiga oo masuul lagaga dhigay,naf baxayso.oo aanad garanayn,wakhtiga ay baxayso🥺

Jacelka Qarsoon...

ماذا لو كان ذلك الذي تحبه سراً يحبك ايضا ً Kwrn hadii ! Qof ad si qarsooni u jcshahy 💔🥺ku jclyhy asganah🥺